Weerar Dad ka badan 200-qof oo Amxaaro ah lagu laayay oo ka dhacay gobolka Oromiya

Dalka Itoobiya gaar ahaan gobolka Oromiya waxaa ka dhacay weerar lagu laayay dad badan oo kasoo jeeda qowmiyada Amxaarada, waxaana weerarkan siyaabo kala duwan uga hadlay maamulka Oromiya iyo jabhada OLA. Weerarkan ayaa lagu beegsaday dad kasoo jeeda qowmiyada Amxaarada, waxaana goobjoogayaal sheegeen in weerarka lagu dilay dad ka badan 230-qof oo kasoo jeeda qowmiyada … Continue reading Weerar Dad ka badan 200-qof oo Amxaaro ah lagu laayay oo ka dhacay gobolka Oromiya